Madaxweyne Farmaajo oo maanta tagaya magaalo katirsan gobolka Shabeelaha Hoose

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta lagu wadaa in uu tago magaalada Baraawe ee caasimada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Qaban qaabada soo dhaweynta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa saakay ka socota magaalada Baraawe, waxaana si weyn loo adkeeyay amaanka magaalada Baraawe iyadoona ciidamo badan la dhigay wadooyinka magaaladaasi. Wefdi horu dhac u … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo maanta tagaya magaalo katirsan gobolka Shabeelaha Hoose